Muqdisho — Maanta oo kale saddexda December, sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Naafada. Waxaa maalintan la muujiyaa kaalinta ay bulshada ku…
wargeys.com
Muqdisho — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa Sabtidi shalay su’aal galiyay sharci ahaanshaha kulamada wadajirka ah ee labada qal ee Barlamaanka Soomaaliya ee…
Muqdisho — Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtey munaasabad lagu xusaayey maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo ku beegsan 1-da December. Halku dhega sanadkan ayaa ahaa…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sooyaalka shidaal sahminta Soomaaliya, ayada oo dhowaan Markab laga leeyahay Turkiga uu si rasmi ah xeebaha…
Madaxweynaha Kenya William Ruto oo ka hadlayay Shir Madaxeedka 24-aad ee Caadiga ah ee Madaxda dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ku…
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan sheekooyin dhowr ah. Caasha Ibraahim Aadan…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan xiisadda kacsan ee ka dhex aloosan dowladda federaalka iyo…
Hargeysa — Waxaa Sabtidi shalay dib loo furay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, kaas oo ku basbeelay dab ka kacay bishi April ee sannadki 2022-ki. Suuqa…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri










