Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Gardaro

Gabayagni wuxuu ka mid yahay gabayada uu Cabdullaahi Dhoodaan tiriyey horraantii 1972kii, waxa uuna ku sifeeyey gardarada iyo dhibaatooyinka ba’an ee ay dadka u gaysato.…

Wacdi

Maxamed Cumar munaasabado badan oo kala duwan ayuu ka gabyey. Gabaygan hoos ku qoran wuxuu ku saabsan yahay majaal hor leh oo inta badan dadka…

Nuur-Jiir Ibraahim

The largest online collection of Somali poetry Haddaan Caynabow col iyo guluf, caato kugu raagin Waxaad cooddi weynayd haddaadan, caday ka dhuubnaanin Casar galay sidiisii…

Celi Kalaamkeeda

Gabayadii silsiladda ahaa ee Maalin-guur iyo Reer Warfaa dhexmaray ayuu gabaygani ka mid yahay. Gabay kale oo hal xidhaale ah oo nin Maalin-guur ahi soo…

Halgaad (1979)

Ciidamadii Soomaaliya markii ay kasoo baxeen gobolkii Soomaali Galbeed ama Ogaadeenya ee ay sida orodka ah uga qabsadeen, waxay si aan qorshe iyo aabayeel lahayn…

Shakuul Gaaxnuug

The largest online collection of Somali poetry Jiilaal durraaqsaday wuxuu, nagu dangiigaaba Dabeyluhu waxay nala dhacaan, daafad iyo qiiqba Kol uun baa darxumadii la qabay,…

Feedho Dhagax Saar (1963)

Gabayga inta maqan iyo taariikhdiisa doon.Indhawayd farsamo gooniyaan, aad u faaqidayeSidii facaylkii waa, baan ka fooraraye??Faqa kaligay baan meel cidla ah, ula fogaadaayeFeker iyo wareer…

Beerqaad

Saddexdii gabay ee ku saabsanaa Dagaalkii Laabaad ee Adduunka markay siddaa u dhaceen ayaa nin Muxumed Weyrax la odhan jiray oo raaska Maxamed ka dhashay…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r