Press "Enter" to skip to content

Mustaqbalka lacagaha la isugu diro telefoonada ee Soomaaliya

Muqdisho — Cilmi-baaris ay dhawaan sameeyeen qaar ka mid ah khubarada ku takhasustay cilmiga dhaqaalaha ayay ku soo bandhigeen faa’iidada iyo khasaaraha ay bulshadu kala kulmaan lacagaha danabeeysan ee telefoonnada la isugu diro.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r