Gabaygan qiimaha badan abwaanku wuxuu badankiisa kula hadlayey uguna digayey Itoobiya. Wuxuu ka mid yahay gabayada uu wax ka badalay Cabdullaahi markii uu ka quustay…
wargeys.com
The largest online collection of Somali poetry Bal dayaay Aarkaba haddii wiilal dili laysu daba joojo Marka horre sidduu deyrka jabin ways dalliciyaaye Dabadeed ninkuu…
Qamaan Bulxan ayaa go’aanka ku gaadhay inuu duulaan afkiisa laga habaabay ku kiciyo nimankii afadiisii, Barni Sheekh Cabdille, dhacay. Wuxuu u hub uruursaday marka roobku…
Gabaygan wuxuu ka mid yahay gabayada Cabdullaahi Dhoodaan uu tiriyey xilliggii uu guubaabinayey waxna ka abaabulayey dhaqdhaqaaqii xornimo raadiska ahaa ee ka socday gobolka Soomaali…
Gabaygii 2aad ee Ina Dubbe Ina Dubbe oo aad moodo inuu Cali fiirsanayey ayaa mar kale u jawaabay isagoo waliba kala qaaday isla xarafkii “Dh”…
Gabayagni waa gabaygii ugu horreeyey ee Maxamed Cumar Dage ee Silsiladdii Rayad. Wuxuu dhinaca saarayaa gabayaagii ka horreeyey ee Ogaadeen, yoolkiisuna waa Dhulbahante guud ahaanba.…
The largest online collection of Somali poetry Nin u booran qayrkii haddana, baanayaad tahaye Booda dheerihii baa tihiyo, baygagii shalay e Ba’ na ma ahid…
Dagaalkii 2aad ee adduunka markii uu socday ee ay quwadaha shisheeye ku hardamayeen Geeska Afrika ayaa waxaa indhaha Soomaalidii reer guuraga ahayd ku batay diyaarado…
Dan u baxay Ogaadeen hadduu duudsi qaayibaye Dirirsiiyey diidana inay duul ka nixiyaane Anigii dagaallaminahayey igu dabreeyeene Duullaanna way soo baxsheen sida Daraawiishe Daabaca raggii…
Qoyska uu Abwaanku ka dhashay oo yaala Ciid ayaa waxay Maxamed Cumar iyo nin ay ilma adeer ahaayeen oo la oran jiray Xirsi Maxamed is…

