Press "Enter" to skip to content

Isbitaal casri ah oo laga dhisay degmada Dila ee gobolka Awdal

Iyada oo beryahanba duruufo caafimad laga soo sheegayey deegaanada hoos yimadda degmada Dila ee gobolka Awdal, ayaa haatan halkaas laga dhisay isbitaal casri ah, kaas oo dabooli doona baahiyaha caafimaad ee bulshada magaalada iyo kuwa miyigaba.

Comments are closed.