Xubno ka tirsan dhaqaatiirka ka howl-gasha Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in goobaha caafimaadka ay kusoo badanayaan dhallinyarada dawooyinka qaarkood u isticmaala maandooriye ahaanta, taas oo waxyeello caafimaad ay ka dhaxli karaan.
Dhaqaatiirta Muqdisho oo ka digay khatar daroogada xad dhaafka ah ee dhalinyarada
More from CaafimaadMore posts in Caafimaad »
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.