Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo garabsanaya ciidamada deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ku fashiliyay walxo kiimiko ah oo loo adeegsan lahaa samaynta qaraxyada,…
Jowhar (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee Caasimadda…
Zurich (SONNA Madaxweynayaasha Xiriirrada Kubadda Cagta ee Qaaradaha Yurub iyo Afrika ayaa ka hadlay tayada iyo kartida Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan Garsooraha Soomaaliyeed ee…
Pretoria (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika Mudane Aadam Isaaq ayaa maanta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Koonfur Afrika u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga…
Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa farriin hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Dowlad-goballeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Aadan…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa daah-furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan dhismaha iyo dejinta qaab-dhismeedka Sanduuqa…
Muqdisho (SONNA): Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Xarunta Qaran ee IPv6, oo ay martigeliso Jaamacadda Jamhuuriya, ayaa maanta si wadajir ah u qabtay Aqoon-isweydaarsi ku…
Muqdisho (SONNA): Kumanaan shacab ah ayaa maanta banaanbax garab istaag ah ugu sameeyey Stadium Muqdisho garsoore sare Cumar Cabdulqaadir Cartan oo ka mid ahaa garsoorayaasha…
Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Abdulkadir Ali ayaa soo xiray meertada 3-aad ee Madasha Maayarada…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u hambalyeeyay Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan…

