Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu gaarsiiyay ilaa saddex horjooge oo sare,…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY DHISMAHA CUSUB EE WASAARADDA DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA
Muqdisho, SONNA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya,…
Muqdisho(SONNA):-Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday dalka sameeyay sare-u-kaca ugu weyn ee dhanka dib-u-habeynta xeer-nidaaminta isgaarsiinta adduunka, sida lagu sheegay warbixinta Tirakoobka Nidaamyada ICT-da ee Midowga Isgaarsiinta…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay qaar ka mid ah hoteellada ay magaalada Madiina ka degan…
Baydhabo,(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe), ayaa caawa kulan miradhal ah la qaatay wakiilo ka socday ururada…
Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar uu uga socdo…
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya, Mudane Faadil Cali Axmed…

Wasiirka Warfaafinta oo kulan is xogwareysi ah la qaatay Agaasimaha Guud iyo Agaasimayaasha Waaxyaha
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan is-barasho iyo xogwareysi ah la qaatay Agaasimaha Guud iyo Agaasimayaasha…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 83-guurada kasoo wareegatay aas-aaskii halyeeyadii xaq u dirirka ahaa ee…
Muqdisho-SONNA- Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod ah oo muwaadiniinta fursad u…
