Brazzaville (SONNA): Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa ka qeyb galay fadhiga loo dhan yahay ee Wasiirrada Maaliyadda Qaaradda Afrika, kulan…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdifitaax Qaasim ayaa ka digay in amniga dalka gaar ahaan nabadgalyada Muqdisho lagula…
Baydhabo, Soomaaliya – 27 May, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin…
Baydhabo, Soomaaliya – 27 May, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin…
Muqdisho, May, 27, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo, Masjidka…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime weyn oo diini…
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo…
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa hambalyo ku aaddan Maalinta Ciida Carafada u dirtay dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shaqaalaha…
Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa shaaciyey liiska xubnaha ku guulaystay Golaha Wakiillada ee Dawlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS).
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Col. Mahdi Cumar oo shir jaraa’id qabtay ayaa si adag uga hadlay fowdadii galabta ay soo abaabuleen xubno…

