Muqdisho-SONNA-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay magaalada Kortrijk ee waddanka Belgium, halkaas oo lagu soo bandhigay…
Muqdisho-SONNA- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada barakeysan ee Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya ahna Ra’iisul…
Muqdisho-(SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane, Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in ay jiraan dowlada doonaya in ay dalkeenna kala gooyaan, iyaga oo aan dooneyn Soomaali…

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka tanasulaan nabadda ay maanta heystaan.…
Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib u dhiska dalka, xilli uu…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed looga baahan-yahay in ay ilaashadaan amniga iyo xasilloonida…
Baydhabo-(SONNA)-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed , Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay xaqiijinta amniga Magaalada Baydhabo, iyadoo…
Brazzaville (SONNA): Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaam Cige ayaa maanta kulan miro dhal ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika, Dr. Sidi Ould Tah…
Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Jenaraal Sahal Cabdulahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka ayaa Xarunta Taliska Xoogga ku soo dhaweeyay…
Muqdisho (SONNA): Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) iyo Machadka Raoul Wallenberg ee Xuquuqda Aadanaha iyo Sharciga Bani’aadannimada (RWI) ayaa magaalada Muqdisho ku…
