Muqdisho (SONNA): Isbeddel weyn oo dhanka nabadgelyada ah ayaa ka muuqda caasimadda dalkeenna hooyo ee Muqdisho, iyadoo warbixintan aan ku muujinayno in magaaladu ay maanta…
Muqdisho,(SONNA):- Dhallinyarada Gobolka Banaadir oo caawa isugu soo baxay fagaaraha isgoyska Taleex ee degmada Hodan ayaa dhigeysa banaanbax nabadeed oo ciwaankiisu yahay “Codka Caasimadda” iyagoo…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay qaar ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed, kaasi oo looga…
Muqdisho,(SONNA):- Kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka Janaraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu furay dufcadda 12-aad…
Muqdisho (SONNA): Baqollaal kamid ah Dhallinyarada Gobolka Banaadir oo caawa isugu soo baxay fagaaraha isgoyska Taleex ee degmada Hodan ayaa dhigeysa banaanbax nabadeed oo ciwaankiisu…
Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka argagixiso ee loo adeegsaday bambaanooyinka ee lagu…
(SONNA);-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Xarunta Maamulka Degmada Shingaani, oo dib-u-dhis iyo casriyeyn…
Muqdisho(SONNA);-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad ee bulshada caasimadda Muqdisho kusoo dhaweenayeen guushii uu gaaray…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay Hoteeladda Makka ee caawa laga rarayo xujeyda Soomaaliyeed.…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee…

