Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xuduudaha ee Soomaaliya ayaa maanta iska dhex doortay gudoon cusub, kaas oo guddigan ku hoggaamin doona howsha loo…
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Sabtdii ku dhawaaqay in isaga, madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganada iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay ka wada hadli doonaan…
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan looga hadlayey dhibaatooyinka uu leeyahay gudniinka fircooniga, iyo u qareemida ansixinta dowlada ee sharciga cirib tirka gudniinkan. Sii akhri
Jabuuti — Dowladda Jabuuti ayaa shaqooyin ku meeleysay tobnaan ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah, gaar ahaan kuwa naafada ah. Warbixintan waxaa Jabuti kasoo…
Muqdisho — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa Sabtidi shalay su’aal galiyay sharci ahaanshaha kulamada wadajirka ah ee labada qal ee Barlamaanka Soomaaliya ee…
Muqdisho — Maanta oo kale saddexda December, sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Naafada. Waxaa maalintan la muujiyaa kaalinta ay bulshada ku…
Jabuuti — Mootada saddexda lugooleyda bajaaj ayaa sannadihi dhawaa aad ugu soo badaneysay dalalka Bariga Africa. Dalka Jabuuti, bajaajtu waa ka mamnuuc in lagu dhex wado…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sooyaalka shidaal sahminta Soomaaliya, ayada oo dhowaan Markab laga leeyahay Turkiga uu si rasmi ah xeebaha…
Muqdisho — Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtey munaasabad lagu xusaayey maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo ku beegsan 1-da December. Halku dhega sanadkan ayaa ahaa…
Hargeysa — Waxaa Sabtidi shalay dib loo furay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, kaas oo ku basbeelay dab ka kacay bishi April ee sannadki 2022-ki. Suuqa…










