Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Sabtdii ku dhawaaqay in isaga, madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganada iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay ka wada hadli doonaan xiisadda ka jirta Geeska Afrika iyo sidii xal loogu heli lahaa khilaafka u dhexeeya Muqdisho iyo Addis Ababa.

Ma guuleysan karaan dadaallada lagu dhex-dhexaadinayo Soomaaliya iyo Itoobiya?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.