Jigjiga — Darawallada gaadiidka yar yar gaar ahaan mooto bajaajka ee magaalada Jigjiga ayaa walaac ka muujiyay, shidaal yari soo wajahday oo caqabad weyn ku noqotay…
Dagaallo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku dhex marayay buuraha Caal Miskaad ciidamada Puntland iyo maleeshiyada ururka Daacish ayaa waxaa lagu soo waramayaa in…
WASHINGTON — Waxaa maanta magaalada Mudishu si rasmi ah looga daahfuray Nidaam casri ah oo ay hirgelintiisa iska kaashadeen bankiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Bangiyada gaarka…
Boosaaso — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta ay haweenka ku yeelato burburka qoyska, iyo sababta keenta in qaarkood aysan u madax-banaaneyn…
Saraakiisha talisyada nabad sugidda qaranka iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amarro ay magalaada Beledweyne kaga mamnuuceen in lagu qaato…
MUQDISHO — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobkaadkan ku saabsan yahay heerka caddaaladda ee Maxkamadaha Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Garyaqaan Saalax Cali Maxamed oo ah…
LAASCAANOOD — Beeraleyda tacabto khudaarta iyo dalagyada kale ee gobolka Sool ayaa sannadihi u danbeeyay sii kordhinayay wax soo saarka beerahooda, kaddib marki ay horumariyeen…
WAJEER — Hay’adda Isgaaarsiinta Kenya ayaa shirkada Safaricom siisasay ogalasha ayadeegga isgaarsiinta talefoonnada, kaas oo ay qorsheyneyso in ay ka hirgeliso guud ahaan gobolka Waqooyi…
Gaza — Axaddii iyo saacadihi hore ee Isniinta maanta ah waxaa dhaqan galay is weydaarsiga maxaabiista iyo la heystayaasha ay isku kala wareejiyeen Isra'il iyo Xamaas.…
Gaalkacyo — Odayaasha iyo culuma'uddiinka magaalada Galkacyo ayaa wali ku mashquulsan waan waan nabadeed oo ay ka dhex wadaan, beelo dhawaan ku dagaallamay galbeedka Mudug. Warbixintan…










