Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka: Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir

MUQDISHO — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobkaadkan ku saabsan yahay heerka caddaaladda ee Maxkamadaha Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Garyaqaan Saalax Cali Maxamed  oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari).

 

Comments are closed.