Press "Enter" to skip to content

Beledweyne oo laga mamnuucay hubka noocyadiisa kala duwan

Saraakiisha talisyada nabad sugidda qaranka iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amarro ay magalaada Beledweyne kaga mamnuuceen in lagu qaato qeybaha kala duwan ee hubka, Tallaabadan ayay saraakiisha sheegeen inay qeyb ka tahay dardar galinta iyo xoojinta amniga magaalada.

Sidoo kale milatariga Soomaaliya ayaa qabtay gaari hub ay sheegeen in hub loogu tahriibinayay kooxda Alshabaab.

Warbixin ku saabsan ku saabsan arrinkan waxaa noo haya Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.

 

Comments are closed.