Dagaallo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku dhex marayay buuraha Caal Miskaad ciidamada Puntland iyo maleeshiyada ururka Daacish ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen tiro ku dhow 20 qof oo labada dhinac ah.

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ciidamada Puntland, iyo Daacish
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.