Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ka warbixiyay iska hor imaad ay la galeen rag hubeysan oo doonayay inay is hortaagaan xukun maxkamadeed oo lagu joojiyay dhul…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay muddada uu xilka hayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ee shanta sano ah, maxaa horumar ah oo…
Dowladda Mareykanka iyo saraakiisha Puntland ayaa sheegay in duqeyntii uu amray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee 1-dii bishan ay ciidamada Mareykanka ka geysteen buuraha Cal-Miskaad…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka maamulka Puntland uu kula jiro kooxda Daacish oo aad u xoogeystay toddobaadyadii tegay. Waxaa soo…
Jabuuti — Warbaahinta Bulshada ayaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah aaladaha warbaahinta ee ugu saameynta badan dunida casriga ah ee xilligan. Khubarrada ayaa sheegaya in…
Illaa 70 maleeshiyo oo Daacish ah iyo ugu yaraan 27 ka mid ah ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, in ka badan 40 kalena way ku…
Koox la tuhunsan yahay inay yihiin burcad badeed Soomaali ah ayaa qabsaday dooni kalluumeysi oo Yemen laga leeyahay, meel u dhow xeebta Geeska Afrika, sida…
Muqdisho — Cilmi-baaris ay dhawaan sameeyeen qaar ka mid ah khubarada ku takhasustay cilmiga dhaqaalaha ayay ku soo bandhigeen faa’iidada iyo khasaaraha ay bulshadu kala kulmaan…
Hargeysa — Qaar ka mid ah dadkii ku ganacsan jiray Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa ee dhawaan gubtay ayaa bilaabay in ay si iskood ah dib…
Nairobi — Waxaa magaalada Nairobi lagu soo bandhigay buug faahfaahin ka bixinaya isirka, hiddaha, iyo taariikhda Soomaalida. Buuggaasi oo ah kii ugu horreeyay ee Af-Soomaali ku…










