Press "Enter" to skip to content

Ganacsatada oo dib ugu laabanaya Suuqa Idaacadda ee Hargeysa

Hargeysa — Qaar ka mid ah dadkii ku ganacsan jiray Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa ee dhawaan gubtay ayaa bilaabay in ay si iskood ah dib ugu bilaabaan ganacsigooda.

Tani waxay ka dambeysay kaddib markii uu maamulka Somaliland ogolaaday. Khadar Maxamed Cakule, oo booqday suuqa, ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r