Dowladda Mareykanka iyo saraakiisha Puntland ayaa sheegay in duqeyntii uu amray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee 1-dii bishan ay ciidamada Mareykanka ka geysteen buuraha Cal-Miskaad lagu dilay bartilmaameedkii ugu weynaa ee howlgalkaas, Axmed Maeleninine.

Sarkaalka lagu dilay duqeyntii Mareykanka ee Puntland oo la shaaciyey
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.