GAARISA — Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka ururka Al-Shabaab. Waxaa kaloo ay wasaaraddu sheegtay…
MUQDISHO. — Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ka dooday ajenyaal uu ka mid ahaa wax ka…
Mas’uuliyiinta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladaha ay ku noolyihiin barkacayaasha ku nool duleedka magaalada Kismaayo. Sii akhri
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in kadib codsi ka yimid Dowladda Federaalka Soomaaliya ay weerar is-difaac ah ka fuliyeen deegaanka Wayanta ee…
GAROOWE— Punland ayaa maanta waxaa la shaaciyay natiijada guud ee doorashadii qof iyo codka aheyd ee dhawaan ka dhacday 30 degmo oo ka tirsan Puntland. Wariyaha…
KISMAAYO — Ciidamada Jubbaland ayaa faafaahin ka bixiyay howlgal saddexdii maalmood ee u dambeeyay ay ciidamada Danab iyo kuwa Jubbaland ka fuliyeen deegaannada galbeedka Kismaayo, halkaasi…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee xarunta waddanka Turkey, halkaas oo uu kaga qeybgalayo maleemo-saarka madaxweynaha la doortay…
Xoghayaha Arrimha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa booqan doona Boqortooyada Sacuudiga toddobaadka soo socda, si uu wadahadallo ku saabsan arrimaha ammaanka iyo dhaqaalaha ula yeesho…
Waxaa si gaabis ah ku bilowday waxbarashada qaar ka mid ah Iskuulada magaalada Baledweyne kadib fatahaadii magaalada ku dhufatay bishii hore. Sii akhri










