Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee xarunta waddanka Turkey, halkaas oo uu kaga qeybgalayo maleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Turkey Recep Erdogan.
Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya caleema-saarka Erdogan
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay sii dayso Calinuur Salaad
- Kal-fadhiga baarlamanka Dowlad-Deegaanka Soomaalida oo furmay
- Natiijada horudhaca ee doorasho shalay ka dhacday Puntland oo la shaaciyey
- Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex-maray Bakool
- Madasha Haweenka: Qeybtii labaad ee wareysiga Ayaan Kaaba
Comments are closed.