Xoghayaha Arrimha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa booqan doona Boqortooyada Sacuudiga toddobaadka soo socda, si uu wadahadallo ku saabsan arrimaha ammaanka iyo dhaqaalaha ula yeesho madaxda dalkaas, sida ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jimcihii sheegtay.

Mareykanka oo doonaya inuu hagaajiyo xiriirka kala dhexeeya Sacuudiga
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.