Mas'uuliiyiinta Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 4-aad ee dugsiyada sare iyo fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey go’aannada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka soo saareen xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood, sida lagu…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka ay dhallinyarada Soomaaliyeed kala kulmaan dalalka qurbaha, gaar ahaan xanuunada maskaxda ee ku dhaca dhallinyarada…
Dadka ku dhaqan magaala xeebeedka Kismaayo, oo dhibaato ku qabay marista waddooyinka oo aad u burbursanaa haddana aan helin dayac tir wanaagsan muddo ku ku…
Dhibaatooyinka shaqo la’aaneed waa kuwo saameeyey boqollaal qoys, haba ugu sii darnaadeen, dadka barakacayaasha ahiye. Sii akhri
Xiriirrada Kubadda Cagta ee dalka Sucuudiga iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi iyo wadashaqayneed, gaar ahaan kobcinta iyo kor u qaadista heerka K/cagta ee…
Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Soo lee Waqooyiga Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ciidamo ka socda waddamada safka hore ay ka qaybgeli doonaan wejiga labaad ee hawgallada milatari ee ka dhanka ah al-Shabaab.…
Dadka deggan magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegay inay maqleen saaka dhowaqa qaraxyo ka dhacay goobta ay ku taallo xero ciidan oo ay isticmaalaan…
Dekadda magaalada ganacsiga Puntland ee Boosaaso waxaa toddobaadyadii u danbeeyey si isdaba joog ah uga socaday dhoofka xoolaha nool, kuwaas oo loo iib gayanayo dalka…










