Press "Enter" to skip to content

Somaliland oo shaacisay xilliga la qaadayo imtixaanka shahaadiga

Mas'uuliiyiinta Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 4-aad ee dugsiyada sare iyo fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe ee Somaliland loo fadhiisan doono 17-ka bisha June, waxaana u fadhiisanaya 41,000 arday.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r