Dekadda magaalada ganacsiga Puntland ee Boosaaso waxaa toddobaadyadii u danbeeyey si isdaba joog ah uga socaday dhoofka xoolaha nool, kuwaas oo loo iib gayanayo dalka Sacuudihga iyo waddamo kale oo ku yaalla Khaliijka.

Dhoofka xoolaha so si xooggan uga socda dekedda Boosaaso
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.