Xiriirrada Kubadda Cagta ee dalka Sucuudiga iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi iyo wadashaqayneed, gaar ahaan kobcinta iyo kor u qaadista heerka K/cagta ee labada dhinac.

Wareysi: Xiriirrada Kubadda Cagta Sacuudiga iyo Soomaaliya oo heshiiyay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.