Barnaamijkia Amuuraha Maraykanka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay maalinta xorriyadda Mareykanka ee Afarta Luulyo. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan. Sii akhri
Agaasime ku-xigeenka Telefishanka Horyaal Cabdiqani Xuseen (Cabdiqani Baylood) ayaa Maanta laga sii daayay xarunta danbi baarista ee magaalada Hargeysa oo uu ku xidhnaa tan iyo…
Xeer ilaalinta Soomaaliya ayaa billowday toddobaadyadii laoso dhaafay tallaabooyin lagula dagaalamayo musuqmaasuqa, iyadoo lasoo xiray saraakiil lagu eedaynayo inay geysteen xatooyo. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa galabta garoonka stadium Muqdishu kaga qayb galay xuska munaasabadda kowda Luulyo ee 63-guurada ka soo wareegtay xornimadii Soomaaliya iyo…
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland Col. Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa VOA u sheegay in ay gacanta ku hayaan xubno ka tirsan ururada Daacish…
Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka qarax miino deegaanka Daaru-Nimca oo hoostaga degmada Ruun-Nirgood kula eegatay xoghayihii degmadaasi Abuurkar Jawiin Caddow, waxaana halkaasi ku geeriyooday isaga iyo…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska sannad-guurada 63-aad oo ku aaddan markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Waqooyi…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii lix bilood oo dheeraad ah u cusboonaysiiyey joogitaanka ciidamada ATMIS ee Soomaaliya, balse ansixiyey qorshe ay si tartiib-tartiiib…
Golaha Ammaanka QM ayaa Talaadadii lix bil cusbooneysiiyey ogolaanshaha joogitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya, balse ansixiyey qorshe si tartiib ay uga baxayaan dalka illaa…










