Agaasime ku-xigeenka Telefishanka Horyaal Cabdiqani Xuseen (Cabdiqani Baylood) ayaa Maanta laga sii daayay xarunta danbi baarista ee magaalada Hargeysa oo uu ku xidhnaa tan iyo dabayaaqadii bishii hore.
Somaliland oo xabsiga kasii daysay weriye Cabdiqani Baylood
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Wicitaanka: Jawaahir Daahir, guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida
- Dilal la xiriira aano qabiil oo ka dhacay degmada Luuq
- Dad ku dhintay doon ku qallibantay meel u dhaw Jowhar
- Siyaasiin uga digay madaxweyne Xasan 'isku moddo kororsi'
- Maxaa la isku mari waayey Shirka Golaha Wadatashiga Qaran?
Comments are closed.