Press "Enter" to skip to content

Xoghayihii Degmada Ruun-nirgood oo qarax miino lagu dilay

Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka qarax miino deegaanka Daaru-Nimca oo hoostaga degmada Ruun-Nirgood kula eegatay xoghayihii degmadaasi Abuurkar Jawiin Caddow, waxaana halkaasi ku geeriyooday isaga iyo darawalkiisa.

Haddaba, qaabka uu qaraxu u dhacay iyo sida iminka ay tahay xaaladda deegaanka ayuu Wariyahaneena Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste ka wareystay Guddoomiyaha Degmada Ruun-Nirgood Macallin Muxyiddiin Maxamuud Kulmiye.

 

Comments are closed.