Press "Enter" to skip to content

Muxuu Madaxweyne Xasan Sheikh ka yiri midnimada Soomaaliya?

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa galabta garoonka stadium Muqdishu kaga qayb galay xuska munaasabadda kowda Luulyo ee 63-guurada ka soo wareegtay xornimadii Soomaaliya iyo midowgii labadii gobol ee waqooyi iyo koonfur.

Madaxweynaha ayaa markale ku celiyay midnimada Soomaaliya, isaga oo sheegay in ay kaga garaabayaan Soomaaliland tabashada ay qabto kuna baaqay gogol nabadeed.

Wariyaha VOA, Cabdulqadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

 

Comments are closed.