Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf ayaa VOA u xaqiijiyey inay qoraal nuxurkiisu yahay tafsiir sharci u gudbiyeen Maxkamadda Sare ee Somaliland. Sii akhri
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuuusf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa sheegay in mas’uuliyadda dawladda Soomaaliya ay tahay ilaalinta maydadka ku duugan qabuuraha Macallin Nuur ee duleedka Muqdisho.…
Subaxnimadii Arbacda ee 26-kii June, waxaa meel 60 mayl u jirta dekadda magaaladda Boosaaso ku degtay dooni lagu magacaabo Al-Shamis 3 oo ay saarnaayeen 23…
Garoon diyaaradeed oo ay iska kaashadeen maamulka Galmudug iyo dadka deegaanka iyo ganacsato ayaa laga hirgaliyay deegaanka Af-Barwaaqo oo ka tirsan maamul goboleedka Galmudug. Sii…
Mas’uuliyiinta Amniga ee Maamul-goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan ururka Al Shabab ay xalay gabbal-dhicii weerareen saldhig ay ciidanka Daraawiishta Jubaland ku lahaayeen…
Musharraxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi “Cirro” ayaa boogaadiyay doorka ay dhalinyarada ka ciyaareen howlihii qeybinta kaararka codbixiyaasha doorashooyinka Somaliland…
Maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab ayaa weeraray degaanka Geriley oo ka mid ahaa saldhigyadii toddobaadkii hore ay wareejiyeen ciidamada Kenya ee ATMIS. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxtooyada kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Villa Somalia.…
Saddex qof oo isku qoys ah ayaa ku dhimatay, saddex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii hoobiye uu kusoo dhacay guri ku yaalla degmada Waaberi…
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay walaaca laga qabo dhimista ciidamada ATMIS ee Soomaaliya, oo bishii June qeybtii ugu horreysay ay ka…









