Saddex qof oo isku qoys ah ayaa ku dhimatay, saddex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii hoobiye uu kusoo dhacay guri ku yaalla degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, Talaadadii.

Dad isku qoys ahaa oo ku dhintay weerar hoobiye oo ka dhacay Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.