Mas’uuliyiinta Amniga ee Maamul-goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan ururka Al Shabab ay xalay gabbal-dhicii weerareen saldhig ay ciidanka Daraawiishta Jubaland ku lahaayeen deegaanka Girileey.

Wareysi: Sidee ayuu u dhacay weerarkii Al-Shabaab ee Girileey?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori
Comments are closed.