Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuuusf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa sheegay in mas’uuliyadda dawladda Soomaaliya ay tahay ilaalinta maydadka ku duugan qabuuraha Macallin Nuur ee duleedka Muqdisho.

Maxay salka ku haysaa xaaladda ka taagan Qabuuraha Macallin Nuur?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.