Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa saameynta ay Baraha Bulshada Soomaalidu ku leeyihiin marin-habaabinta iyo wararka been-abuurka ah. Sii akhri
Waxaa maanta Magaalada Baydhabo soo gaaray Gaadiid sida Badeecooyin kala duwan kadib markii muddo kooxda Al-Shabab ay xannibeen waddooyinka Baydhabo soo gala. Sii akhri
Ergo nabadoonno ah oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ay qeyb ka yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno heer gobol ayaa…
Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa maanta doortay guddoomiye cusub, waxaana 46 xubnood oo ka mid ah Baarlamaanku ay u codeeyeen Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda…
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi uu barnaamijka Caweyska Washington siiyay Danjire…
WASHINGTON – Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay rabshadaha gilgilay dalka Kenya. Waxaa marti ku ah Cabdullaahi Cabdi Shiikh oo ah Madaxa…
Waxaa magaalada Hargeysa Sabtida maanta ah ka furmay bandhigga carwada buugaagta, iyadoo ay ka qaybgaleen qoreyaal iyo shakhsiyaad caan ah oo u dhashay qaaradda Africa.…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Waxaa magaalada Muqdisho lagusoo bandhigay Buug ka hadlaya Taariikhda, siyaasadda iyo isbedellada ka dhaca Geeska Afrika, waxaa qoray aqoonyahan lagu magacaabo Dr. Anwar Cabdifitaax Bashiir.…
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, sidoo kalena ah ergeyga madaxweynaha ee arrimaha abaaraha ayaa dhawaan qoraal uu u direy madaxweynaha waxa uu kaga hadley talooyin ku aadan…










