Saraakiisha amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay dib uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii ay qabsadeen toddobaadyadii lasoo dhaafay.…
Mid ka mid ah taliyayaasha ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa sheegay inaanay waxba iska beddelin hawlgalladii milatari ee ka socday maamul goboleedka Glamudug inkastoo dib u…
Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaa soo dhaweeyey islamarkaana sheegay inay aqbaleen go’aankii ay guddiga dhexdhexaadinta ay xalay ka soo saareen xal-u-helida murankii…
Xildhibaan Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud "Yaasiin Farey" oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa beeniyey inay ciidamada dawladdu ay dib uga soo gurteen magaalada Ceel Dheer.…
War murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhuusomareeb ayaa ah mid gebi ahaanba go'aannadiisu ay ahaayeen in lagu garab istaago ciidamada dowladda…
Guddi odayaal ah oo dhawaan isku xilsaaray in ay dhexdhexaadiyaan dhinacyada siyaasadda Somaliland isku haya oo si wayn ugu kala fogaaday qabashada doorashooyinka madaxtooyada iyo…
Xaaladda magaalada Cawsweyne oo shalay ay weerar ku qaadeen maleeshiyaadka al-Shabaab ayaan sugnayn. Dhinaca kalena, waxaa ciidamada dawladdu ay Jimcihii qabsadeen magaalada Ceelbuur. Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa ka hadlay dagaalka ay dowladdiisu kula jirto maleeshiyada Alshabab. Madaxweynaha ayaa ka hadlay saraakiil…
Diblomaasiyiinta matalaya waddamada iyo ururrada caawiya Soomaaliya ayaa sheegay inay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka mid yihiin wararka sheegaya in dagaalku ku…
Waxaa maalintii labaad ka socda magaalada Dhuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug shirka Madasha Wadatashiga Qaran, waxaana shirkaasi guddoominaya madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sii akhri










