Hay’adda caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa sheegtay in 43 mayd laga soo ururiyey toddobaadkii lasoo dhaafay jiidda hore ee dagaalladii ugu dambeeyey ee…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa difaacay mowqfikiisa ku aadan dagaallada dalka ka socda ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Sii akhri
Deegaanka Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa la sheegayaa inay xaaladdu dagan tahay kaddib dagaallo halkaasi ku dhexmaray laba beelood, kaasi ay ku dhinteen 18 qof,…
Maamulka degmada Laascaanood ayaa sheegay in magaalada ay si teel-teel ah dib ugu so noqonayaan dadkii ka qaxay. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan heshiiska laga gaaray doorashooyinka Somaliland ee ay ka shaqeeyeen guddiga dhex-dhexaadinta odayaasha dhaqanka. Sii akhri
Magaalada Hargeisa waxa lagu soo gabagabeeyey shir lagaga hadlayay isbadalka cimilada iyo amaanka gobolka, kaasi oo ay ka qaybgaleen khubaro ka kala socotay wadamada geeska…
Ra'isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay in dowladda Soomaaliya lagu taageero dagaalka ka dhanka ah Al-shabab, sida uu ku sheegay qoraal…
Weeraryahanka Manchester City Erling Haaland ayaa Talaadadii loo magacaabay ciyaaryahanka sannadka ee Ururka Xirfadlayaasha Kubadda Cagta (PFA). Sii akhri
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan muhiimadda xarunta cusub ee qaran ee ka hortagga iyo la-dagaalanka fikirka xagjirka ah ee Tubsan iyo waxa…
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa sheegey in ay dib u qabsadeen deegaano ay dhawaan ka bexeen ciidamada dowlada oo ay ka mid tahay degmada Ceee-Dheer. Sii akhri










