Ra'isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay in dowladda Soomaaliya lagu taageero dagaalka ka dhanka ah Al-shabab, sida uu ku sheegay qoraal uu kusoo daabacay bartiisa shabakadda X oo hore u aheyd Twitter.

Cumar Cabdirashiid: Waa in aan dowladda ku taageerno ciribtirka Al-Shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.