Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii meesha ka saartay in la dhex-dhexaadiyo ayada iyo Itoobiya illaa Addis-Ababa ay ka laabato is-afgaradka ay la gashay Somaliland. Sii…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay cunaqabateyntii hubka ee laga qaaday Soomaaliya iyo waxa ay ku soo kordhin karto wajiga 2-aad ee dagaalka…
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa sheegtay inay maanta hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines, oo ku socotay magaalada Hargeysa, taasi oo…
Aqalka Cad ayaa u arka walaac amni qaran ah is-afgaradkii dhawaan dhex maray Somaliland iyo Itoobiya, sidaas waxaa sheegay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Mareykanka. Laakiin…
Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay sanad miisaaniyadeedka cusub ee dalka, kaas oo markii ugu horreysay gaaray in ka badan hal bilyan oo dollar.…
Kampala — Magaalada Kampala ee xarunta waddanka Uganda waxaa saaka oo Khamiis ah ka furmaya shir-madaxeedka 42-aad oo ah mid aan caadiga ahayn, kaas oo ay…
Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William Burns, ayaa Arbacadii shalay booqasho aan la shaacin ku tagay magaalada Muqdisho, waxaana uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya…
Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in xabsiga la dhigay dhalinyaro lagu eedaynayo inay ku lug lahaayeen rabshadihii waxyeellada geystay ee lala beegsaday gaadiidkii ay saarnaayeen ciyaartooydii…
Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeeshay xiisadda ka dhex taagan dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya. Sii akhri










