Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa sheegtay inay maanta hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines, oo ku socotay magaalada Hargeysa, taasi oo ay sheegtay inaysan haysan wax fasax ah.

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay hawada ka celisay diyaarad ku socotay Hargeysa
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.