Press "Enter" to skip to content

Diyaarad ku burburtay garoonka Ceel-Barde

Ceel-Barde — Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena wuu ku dhaawacmay diyaarad mucaawino siday oo ku burburtay garoonka diyaaradaha degmada Ceel Barde ee gobolka Bakool.

Howlgalka QM ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in diyaaraddaas ay u kireysneyd.

Faah-faahinta warkan waxaa Baydhabo ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

 

Comments are closed.