Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay cunaqabateyntii hubka ee laga qaaday Soomaaliya iyo waxa ay ku soo kordhin karto wajiga 2-aad ee dagaalka ay dowladda Soomaaliya qorsheyneyso inay ku qaado Al-Shabaab.

Faaqidaadda: Qaadista xayiraadda hubka ma caawin kartaa dagaalka Al-Shabaab?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.