Hargeysa — Maalinta berri oo ku beegan 8-da bisha March waxa dunida oo dhan looga dabaal degayaa maalinta haweenka adduunka, waana xus sanadle ah oo sanad…
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay lagu soo gagabeeyay shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed, kaasoo looga hadlayay ka hor tagga fikirka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta booqday garoonka diyaaradaha Muqdisho, halkaasi oo laba maalmood ay ka taagnayd cabasho ay samaynayeen dadka safraya kadib…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maant dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedeysnaa dilka xaaskiisa oo xaamilo ahayd, oo uu ku…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida ay haweenka Soomaaliyeed uga faa’iideystaan teknoolajiyadda si ay sare uga qaadaan ganacsigooda, waxaana marti ku…
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray Talaadadi shalay xilka uga qaaday gudoomiyahii gobalka Shabeellaha Dhexe, islamarkaana magacaabay guddoomiye cusub. Sii…
Magaalada Hargeysa waxaa shalay ka furmay shir looga hadlayo maalgashiga waafaqsan nidaamka Bankiyada Islaamiga ah, kaas oo ay ka qeybgalayaan khubarro dhanka dhaqaalaha ah. Sii…
Xarunta xuquuqda aadanaha ee Somaliland ayaa maanta daabacday warbixinteedii sannadlaha ahayd ee ka hadlaysa xaaladda xuquuqda aadanaha Somaliland, waxayna sannadkan ku saabsan tahay kiisaska xorriyadda…
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo ka hadlayey shirka Machadka Daraasaadka Siyaasadda Heritage oo ka socda Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda musuq-maasuqa ee Soomaaliya…
Maalmihii lasoo dhaafay Ciidamada Jubbaland iyo Dowladda Federaalka ayaa howlgalo ka waday deegaano ka tirsan degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose. Sii akhri










