Xarunta xuquuqda aadanaha ee Somaliland ayaa maanta daabacday warbixinteedii sannadlaha ahayd ee ka hadlaysa xaaladda xuquuqda aadanaha Somaliland, waxayna sannadkan ku saabsan tahay kiisaska xorriyadda hadalka, dadka laga tiro badan yahay iyo colaadii Laascaanood.

Warbixinta xuquuqda aadanaha sanadlaha ee Somaliland oo lasoo saaray
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.