Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa ugu baaqay Hay’adaha Xukuumadda inay Baaritaanka Xadhiga Wariye Bishaaro Baande loo raaco sida dastuurka Somaliland qorayo oo aan dib…
Madaxii hawlgallada dibedda ee ururka al-Shabaab ayaa lagu dhaawacay duqayntii Sabtidii ka dhacday Jilib, sidaas waxaa sheegay dawladda Soomaaliya. Sii akhri
Waxaa saakay Golaha Murtida iyo Wacyi gelinta ee Tiyaatarka Qaranka ka furmaya carwada buugaagta ee Muqdishu Book Fair, waxaana lagu wadaa inay kasoo qeybgalaan aqoonyahan…
Iyadoo la filayo in bilawga bisha lixaad ay Somaliland ka bilaabanto qaybinta kaararka codbixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ayay gudidda doorashooyinku waxay Hargiesa ka fureen tababarka tababarayaasha…
Taliska booliska Puntland ayaa hakinaya dhaqaaqa gadiidka inta ay socdaan doorashooyinka dadweynaha ee dhowan halkaas ka billaabanaya. Sii akhri
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista iyo suurta-galnimada in Soomaaliya ay ka dhacdo biyo la’aan. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf. …
Madashada isku keenidda maayarada 6 magaalo oo ka mid ah maamullada ka jira Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sii akhri
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay taliyeyaasha ciidanka dowaldda Soomaaliya, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo xubno ka mid ah xukuumadda, ayaa sheegay in xilligan loo…
Magaalada Nairobi waxaa lagu soo geba-gabeeyay shir mudo afar maalmood ka socday oo lagu marti qaaday qaar ka mid ah duqowda magaalooyinka Soomaaliya, kaasi oo…

NISA oo sheegtay inay dekedda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidan oo u socotay Al-shabaab
Ciidamada Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay 'saanad ciidan oo loo waday Al-Shabaab, kuwaas oo laga soo dejiyay garoonka iyo dekedda…









