Press "Enter" to skip to content

Ururka Solja oo baaq kasoo saaray xariga weriye Bishaaro Baande

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa ugu baaqay Hay’adaha Xukuumadda inay Baaritaanka Xadhiga Wariye Bishaaro Baande loo raaco sida dastuurka Somaliland qorayo oo aan dib u dhac iyo habsaan lagu sameyn kiiskeeda, sida uu sheegay gudoomiyaha Solja Sakariye Axmed Muxumed oo VOA la hadlay. Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

 

Comments are closed.