Iyadoo la filayo in bilawga bisha lixaad ay Somaliland ka bilaabanto qaybinta kaararka codbixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ayay gudidda doorashooyinku waxay Hargiesa ka fureen tababarka tababarayaasha hawl-wadeenada ka shaqayn doona arimaha kaar qaybinta.

Tababar la xiriira qeybinta kaararka codbixinta oo Hargeisa lagu qabtay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.