Magaalada Nairobi waxaa lagu soo geba-gabeeyay shir mudo afar maalmood ka socday oo lagu marti qaaday qaar ka mid ah duqowda magaalooyinka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlayay sidii mashaariic hormarineed looga hirgelin lahaa magaalooyinka waaweyn ee dalka.

Duqowda lix magaalo oo Soomaaliya ah oo ku shiray Nairobi
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Guddoomiyihii Bardaale iyo ku-xigeenkiisa oo xilka laga qaaday
- Qaar ka mid ah dadkii lagu xir xiray Boorama oo lasii daayey
- Uganda oo qirtay in qaar ka mid ah askarteeda ay u gacan galeen Al-Shabaab
- Farmaajo oo soo dhoweeyey heshiiska Golaha Wadatashiga
- Barasaab Cismaan Axmed Xasan oo maanta lagu aasay Hargeysa
Comments are closed.