Muqdisho,(SONNA):- Agaasimaha Dhaqanka iyo Cilmibaarista ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Aadan Cabdiqani Cawaale oo uu waheliyo Agaasimaha Xiriirka Dawlad goboleedyadda,…
Dhuusamareeb-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS ayaa garoonka magaalada Dhuusamareeb waxaa kusoo…
Baydhabo-(SONNA)-Gudiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaqay natiijada doorashada Qof iyo Codka ah ee Golaha Wakiillada , taas oo bishan 10 keedii ka…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda…
Muqdisho –(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Dan…
Baydhabo-(SONNA)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku sidkanaa ee lagu qabtay magaalada…
Muqdisho (SONNA): Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxa ay ku wargelinaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in laga bilaabo 1-da bisha Luulyo 2026, qof aan haysan Kaarka Aqoonsiga Qaranka…
Muqdisho (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay…
Muqdisho (SONNA): Wasiirro uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho si weyn ugu soo…
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sida gaar ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal saqdhexe ah waxay xalay ka fuliyeen deegaanka Gamboole ee…

